Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:Gudoomiyaha Madasha Isbadaldoonka Jubaland Suldaan Guray Xaaji Faarax “Isbadal ka Dhaca Jubbaland Waa Lagama maarmaan+Ujeedooyinkooda”

Iyada oo ay fooda nagusoo hayso doorashooyinkii inta badan lasugayay ee Maamulka Jubaland ayaa waxaa lagu dhawaaqay madal aad u salbalaadhan oo ay ku midoobeen dadyowga degan dhulka uu maro Wabiga Juba ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay Gudoomiyaha Madasha Isbadaldoonka Jubaland Suldaan Guray Xaaji Faarax.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Trump Oo Billad Abaalmarin Gudoon siiyey Askari Horey U Dilay Arday Soomaaliyeed
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maraykanka ayaa waxa uu Billad ugu sarreysa Boliska dalkiisa guddoonsiiyey Askari lagu ...
Nin Isku Qarxin Lahaa Meel Munaasabad Ka Socotay Oo Gacanta Lagu Dhigay
- May 23, 2019
Wararka Kaimanaaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ...
Madaxweynaha Jubbaland Oo Booqday Baar-Sanguuni
- May 23, 2019
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa booqday Deegaanada Baarsanguuni ...