Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Qaybtii Labaad ee wareysi xiiso badan oo Cabdisalaan Hereeri uu ka qaaday Fannaanka Xasan Aadan Samatar

Cabdisalaan Hereeri oo ah wariye u shaqeeya Telefishinka caanka ah ee Universal  ayaa dhawaan wareysi xiiso badan ka qaaday fannaanka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar, kaasoo uu kula kulmay gurigiisa oo ku yaal magaalada Jabuuti.

Wareysigaan oo ahaa qaybtii labaad ayuu fannaanka Xasan Aadan Samatar waxaa uu ku sheegay in burburka ku habsaday dalka soomaaliya aanu fankii soomaaliyeeed ka dambayn ee uu la burburay

Fannaanku wuxuu si qota dheer uga hadlay qiimahaha uu fanka lahaa waqtigii barisamaadka, kaasoo sheegay in ay waddamo badan oo dunida ah ay kusoo wareegi jireen, halkaasoo ay uga qayb geli jireen tartamo iyo bandhig faneedyo, ayagoo ay siddo diyaarad soomaaliyeed.

Waxaa fannaanku uu si qosol badan uga hadlay oo ka sheekeeyay fankiisa dhinaca Afka Maayga ah, kaasoo sheegay heesaha ugu badan ee uu qaado inuu miraha iyo laxankaba u sameeyay allaha u naxariistee Abwaan Sahal Macalin Ciise.

Waxaa fannaanka Samatar ugu dambayn uu si fiican uga sheekeeyay fannaaniinta iyo abwaaniinta safka hore uga jira, dhinaca codka, laxanka iyo miraha iyo ruwaayadihii uu ka qayb qaatay, kaasoo sheegay in heesaha ugu badan ee talantaaliga ah gabadha uu la qaaday ay tahay fannaanadda Sahra Axmed Jaamac.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

———————————–

Saadaal.com

Saadaalews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL: Madaxdii dhaqanka ee Waday Shirka Beesha Garxajis oo Xabsiga La dhigay iyo Buubaa oo ka hadlay
- Jun 21, 2018
Qaar kamid ah Madaxda dhaqanka ee Qaban qaabinayey Shirka Beesha Garxajis ee lagu wado ...
Muuqaal: DF Somalia oo soo saartay go’aan ka dhan ah maamulka Somaliland
- Jun 21, 2018
Dowladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay in barnaamijka hiigsiga cusub ee (New Deal) si ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne, Isimo iyo Siyaasiyiin Miisaan Kuleh Somaliland oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay War Culus(Video)
- Jun 20, 2018
Siyaasi Mustafe Martiini oo horay u shaaciyey inuu yahay Madaxweynaha Somaliland, Siyaasiin, Qurbo joog ...