Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne Gaas “Difaaca puntland waa muqadas dhulka naga maqan dib ayaan u soo celin doona “

Madaxweynaha Puntland dr Cabdi weli maxamed Cali gaas ayaa galabta dib ugu soo laabtay garoowe madaxweynaha ayaa ka warbxiyay shirki dhawaan ka qabsoomay amagaalada muqdish.

Madaxweynuhuu wuxuu kale oo ka hadlay hawgalka badbaadin doonta bosaaso isagoona bogaadiyay kaalinta shacabka iyo ganacsatada .

Su.aal la weydiiyay oo aayd inu la cagajiidayo dagaalka Sool ayuu sheegay in difaaca Puntland yahay mid dastuurka ku qoran balse gaas ayaa u muuqday in uu ka xanaaqay su’aasha laga waydiyaay arintaas

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Farnfar says:

    BEENAALE XAARWEYN!




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Somaliland Oo Ku Dadaalaysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed
- Oct 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo ...
DHAGEYSO:- Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia & Sababta Madaxweyne Farmaajo Uga Qayb Galay
- Oct 20, 2018
Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay ...
DHAGEYSO:- Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo si durugsan u falanqeeyay daala dhaca & deg dega siyaasada arimaha dibada ee dowlada somalia
- Oct 20, 2018
Waraysigan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu ku iftiimiyey ...