Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Cali Khaliif Galeyr iyo Feysal Cali Waraabe Oo Waddanka Jarmalka Gaarey, Waa Maxay sababtu?

Madaxweynaha Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galeyr iyo Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng. Feysal Cali waraabo ayaa booqasho ku tagay dalka Jarmalka, kuwasoo ay soo dhaweeyeen jaaliyadda Khaatumo iyo Somaliland ee ku dhaqan dalkaas.

Prof. Galeyr iyo Eng. Waraabe  waxaa ay ka warbixiyeen  ujeedka safarka ay ku tageen wadanka Jarmalka.

HOOS KA DAAWO MUUQAAL

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOPNEWS:-Dowladda Kenya oo Baareysa Siduu Baasa-boorkeeda Ku Helay Fahad Yaasiin
- Aug 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa baaraysa siduu Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadd Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin uu ...
DAAWO:-Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Yeeshay
- Aug 21, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan ...
Akhriso:- Taliyihii Laga Soo Celiyay Magaaladda Kismaayo Oo Xabsiga La dhigay
- Aug 21, 2018
Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegtay inuu yahay Taliyaha NISA ...