Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka Oo Looga Dooday Labada Aqal Ee Baarlamaanka Waxa U Hirgaley Muddadii Sanadka Ahayd

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ee Horn Cable, kaasoo uu soo tebiyo Wariye Durraan C/laahi Shurwac ayaa looga dooday waxyaabaha u hirgeliyay Labada aqal ee Baarlamaan  Soomaaliya mudadii sanadka ahaa ee ay jireen.

Waxaa haatan Barnaamijka ka qayb qaatay siyaasiga caanka ee ka tirsan Xildhinaada Aqalka Sare Senotor Cabdirsaaq Cismaan Jurriille iyo Guddoomiyahii hore Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Tayo Cabdi Cumar Cali.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

——————

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Dawladda Fedaraalka Ah Oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Xirxiro Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Muqdisho
- Feb 18, 2018
Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Fedaraalka ah ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu kala iibsado ...
DAAWO MUUQAAL:-Diyaarad Ku Burburtay Dalka Iiraan Oo Ay Ku Dhinteen 66 Qof
- Feb 18, 2018
Lixdan iyo lix qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku ...
DHAGEYSO:-Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Oo Xiran Maalintii Labaad, Wax Ka Ogoow Sababta
- Feb 18, 2018
Waxaa maalintii labaad xiran suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana Arrintan ay ...