Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TONEWS:- Qodobo hordhac ah oo ka soo baxay Wadahadaladii ONLF & Itoobiya

Waxaa soo gaba gabeeyey  wada hadaladii labada Garab ahaa oo tan iyo Darraad ka socday Magaaalada Nairobi labada Garab ayaa Dhammaan Isku Afgartay qodobadii oogu Mihiim sanaa ee Goobta Lagu Gorfeeyay Waxaana Laga wada Hadlay Arimaha Hoos Ku xusan.

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya lagu soo gaba gabeeyay wadahadaladii mudada labada Maalin aheyd u socday Masuuliyiin kala metelayay dowladda Itoobiya iyo Jabhada hubeysan ee ONLF oo mudo wada dagaalamayay.

 

1: Awood qaybsi .
2: Afti.
3: dib u Dajin.
4: mustqabalka Ururka.

Iyo maxaabiista

1:Qodobka Koobaad ee awood qaybsiga ONLF waxay Dalbatay In wasiiro Lasiiyo halka Ergada mateleysay ay dalbadeen in waqti lasiiyo si ay ula laabtaan  masuuliyiintooda.

2: aftida ONLF waxay Cod satay in wakhti Loo Cayimo Aftida Waxaana Lagu qanciyay in Habka Dastuuriga ah loo Maro ONLF-na Dastuurka way qaadatay Mana Jirto Illaa Hadda Muddo loo cayimay Aftida laakiin sida uu Dastuurku qabo Aftida waa Laqaadi Karaa.

3: waxaa la isla qaatay In Dib u Dajin Loo sameeyo Dadkii ka barakacay dagaaladii dhacay eek u kala firdhisan duunka dacaladiisa.

4:Mustqbalka Ururku in uu noqdo Urur Siyaasi ah oo xaq u yeelanaya wax kasta oo uu Urur Siyaasi ah leeyahay.

5:Dhammaan waxa leysku racy in lasiidaayo Maxaabiist lakala heysto.

Gaba gabadii waxaa lagu balamay in  la isugu soo laabto  Kulan Danbe in kastoo waqti aan la qaban hadana xiligaas heshiis buuxa la gaari doono

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    XABASHI WAY BURBURTAY? WAX LALA HESHIIYAANA MABA JIRAAN OO DALKII WAA QAYBSAMAY?

    HADABA MA OROMO’ AYAA LALA HESHIIYAY??
    MA TIGREE’ AYAA LALA HESHIIYAY?
    MA AXMAARO’ AYAA LALA HESHIIYAY??
    MA CANFAR’ AYAA LALA HESHIIYAY?
    MA QABAA’ILADA KOOFUR’ AYAA LALA HESHIIYAY?
    HADABA SOOMAALI GALBEEDEEY! XORNIMADII MAANTA WAA NOO DIYAAR EE HA GAAGIXININA??

    KUFRIGII TIGREEDA EE DHIIGYO CABKA AHAA MAANTA GABALKIISIIBAA DHACAY WAANA EEDEEYSANEYAAL!! EE YAAN LAYDINKU *AG SAWIRIN**

    DHULKIINA MAAMUSHA DIINTA ALLAAHNA ISKU XUKUMA. MALAAYIINTA SHACABWEYNEAHA SOOMAALIWEYN AYAAD KA MIDTIHIIN??

    EE MAXAAD (GABRE IYO INA ILEY) QOL! MUGDI AH AY IDIINKU SOO XIRTEEN?? OO AY IDIIN CABSI GALINAAYAAN??

    SHAR GUDBAN SHAYDAAN XIJAABAN JABHADUHUU SHIIDKII KU RAAYE OO SHARFAN SHANTA CALANKOODII KU TAAGE OO SHICBKII NOOLAAYEEY?? SOOMAALI WEYN HAMIDOOWDO INSHAA ALLAAH.




ad

Latest News

TOPNEWS:-Dowladda Kenya oo Baareysa Siduu Baasa-boorkeeda Ku Helay Fahad Yaasiin
- Aug 21, 2018
Dowladda Kenya ayaa baaraysa siduu Taliye ku-xigeenka Hay’adda Nabadd Sugidda Soomaaliya Fahad Yaasiin uu ...
DAAWO:-Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Shir Muhiim Ah Yeeshay
- Aug 21, 2018
Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee magaalada Edmonton oo shir muhiim ah isugu timid. Waxaa kulan ...
Akhriso:- Taliyihii Laga Soo Celiyay Magaaladda Kismaayo Oo Xabsiga La dhigay
- Aug 21, 2018
Ciidamada Nabadsugida Gobolka Banaadir ayaa xabsiga u taxaabay nin sheegtay inuu yahay Taliyaha NISA ...