Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

VIDEO:-Culimadda Puntland oo Taageeray Go,aankii Wasiirka Cadaalada ee Arimaha Xajka

Iyadoo dhawaan wasiirka wasaarada Cadaalada iyo arimaha Diinta dawlada Puntland oo dib ugu soo laabtay Puntland uu ka hadlay Arimaha Xajka iyo qiimaha lagu qaado Xujaydda Soomaaliyeed ee dhanka Xajka.

Culimadda deegaanada Puntland ayaa kulan ay ku qabteen magaalada Garowe waxay ku taageereen Go,aankii wasiirka wasaarada Caadaalada dawlada Puntland ee ahaa in kharashka laga qaado Xujayda Soomaaliyeed hoos loo dhigo oo shirkadaha duulimaadku ka qaadaan marka ay Xajka u socdaan Muslimiinta taasoo madaxdu sheegtay qiimo ka qaalisan Aduunka in lagu qaado kuwa Soomaaliyeed.

Bayaan Culimadda ayaa Baaq ugu direen Dowladda Federalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyadda, Baarlamanka Soomaaliya, Gollaha Wasiiradda Dowladda Federalka iyo Culimada Soomaaliyeed Arrimaha Xajka iyo  Cabashada xoogan ee ka jirta kharashka laga qaado Xaajiyadda Soomaalida xilliyadda ay u dhoofayaan Cumraysiga.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...