Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In La Burburiyey Gaadiid Qaraxyo Waday Kuna Soo Wajahnaa Muqdisho

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehlinayeen ciidamo Cadaan ah waxa ay howlgallo qorsheysan ka fuliyeen deegano ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay Gacanta ku hayeen Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in howlgalkaas ay kula wareegeen deegaanada Mubaarak, Awdheegle iyo deegaano kale oo ay maamulayeen Al-Shabaab.

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood ayaa sheegay in howlgalkaas ay ku burburiyeen laba Gaari oo qaraxyo ku rarnaa kuwaas oo uu sheegay in ay ku soo wajahnayeen Muqdisho.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    maxaa loola jeedaa (ciidamo cadaan ah)

    laba dowladood ciidan kama dhaxayn karo.
    hadiikale midbaa been ah labada ciidan?
    oo lagu adeeganayaa? hadaba jeneral c/hi caanood ma wuxuu u adeegaayaa ( caruur shisheeye) soo dirsaday oo calooshooda u shaqaystayaal ah?

    jawaano ayaa soo biliqaysanay ku lahaa Duf kubax? wuxu hadal xumaa?? jawaano aah??

    odaygaani magaca soomaaliya waa kuciyaaray?? laakiinse xisaab ayaa kadanbayn doonta? doqonay dabkaa ba’a




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Somaliland Oo Ku Dadaalaysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed
- Oct 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo ...
DHAGEYSO:- Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia & Sababta Madaxweyne Farmaajo Uga Qayb Galay
- Oct 20, 2018
Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay ...
DHAGEYSO:- Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo si durugsan u falanqeeyay daala dhaca & deg dega siyaasada arimaha dibada ee dowlada somalia
- Oct 20, 2018
Waraysigan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu ku iftiimiyey ...