Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Xildhibaan Hore Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo weerar Afka ah ku qaaday madaxweynaha jubbaland

Xildhibaan Hore Cabdulqaadir Maxamed Aadan “Sandheere” Ayaa Waxaa Uu Si Qoto Dheer Uga Hadalay Xaalada Jubaland Ay Ku sugan tahay Xiliga la Joogo Sandheere ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka Hada ka jira Jubaland ay ka Gaabiyeen Waajibaadkii loo Idmaday Loona Baahan yahay in Jubaland la Badbaadiyo

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    SOMALIYAY BADBAADIYA GOBOLADA KENYA IYO ITOOBIYA CIIDAMADOODU JOOGAAN? DALKA DHIBAATO AYAY KUWADAAN. NAMANKA MAAMULKAAS JOOGAANA WAA NIMAN XABASHI XOOG KU ADOONSATO? OO IKHTIYAAR MALAHAN?

    KISMAANYO XABASHI IYO KENYA WAA IN SADULE LOOGA KICIYO?

  2. maxamed sulub says:

    Anigu wa rumeysnahay in jubaland Axmed madobe laga Qabto,sida runti ah Axmed maxamed islan (axmed madobe) sidii lomaleynayey manoqon,waxay ahayd in uu dhaman 3 gobol ee aay ka kobantahay jubaland amankeda sugo,kadibna mamul udhiso,hase yeshe mamulkisi waxuu dhafi wayey magalada kismanyo oo laftigeda laysku haysto oo malinkasta Qaraxyo ka dhacan,ma’ahan in arintas lo dortoay axmed madobe & tiinkisa,mida kale caburin bulshada jubaland dhexdeda in uu kusameyo ma’ah mid laqadan karo,waxyabaha khaladka ah oo aan laga aqoon dhulka somaliya oo uu ku so kordhiyey in uu ka masafuriyo dadka udhashay mandaqada jubaland waxay tasi mujinaysa mamulkisa Qafalmardaxa ah.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Somaliland Oo Ku Dadaalaysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed
- Oct 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo ...
DHAGEYSO:- Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia & Sababta Madaxweyne Farmaajo Uga Qayb Galay
- Oct 20, 2018
Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay ...
DHAGEYSO:- Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo si durugsan u falanqeeyay daala dhaca & deg dega siyaasada arimaha dibada ee dowlada somalia
- Oct 20, 2018
Waraysigan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu ku iftiimiyey ...