Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP DHAGAYSO+DAAWO:-Siyaasi Faarax Macallin Oo si Adag U Weeraray Shirka ONLF & Itoobiya+Arrinta Qalibidhgax

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Kenya Faarax Macalin Dawaare oo ka hadlay Shirka dhawaan magaalada Nairobi uga furmay ururka ONLF iyo Dawladda Itoobiya ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid itoobiya ku dan gaarayso.

Waxaa Faarax Macalin uu sheegay in Ururka ONLF ay la mid yihiin “Ninkii Boqolka Soomay ee bakhtiga ku afuray”, sababtoo ah buu yiri, ayagoo boqol sano soo dagaalamay in markii ay guushoodi soo dhawayd oo ay itoobiyana sii burburaysay ay yiraahdaan hishiis baan la galaynaa.

Dhinaca wuxuu Faarax sheegay kale in dadka soomaaliyeed ay camiil u yihiin Itoobiya, isla markaana ay iyadu xukunto dhamaan maamul-gobaleedyada soomaaliya ka jira.

Mar uu ka hadlay arrinka Qalbi-dhagax ayuu sheegay in maamul-gobaleedka Galmudug uu  soo dhiibey.

Waxaa ugu dambay Faarax Macalin uu sheegay in itoobiya doonayso kheyraadka dihan dhulka Ogaadeeniya, markii ay danteeda ku gaarto ay hadhoow ku ballan furi doonto ONLF.

HOOS KA DHAGEYSO

 

Hoos ka daawo muuqaalka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan xadhiga boqor buurmadaw iyo booliska oo ka hadlay
- Apr 20, 2018
Ciidamada amaanka soomaaliland ayaa boqor buurmadaw  ka qabtey Hotel Maansoor oo uu ku sugnaa ...
DHAGEYSO:-Qodobo laga soo saaray Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal
- Apr 19, 2018
Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay ...
VIDEO:-somaliland oo beenisey Heshiska berbera iney Somaliya wax ka saxeexdey
- Apr 19, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Q3bP45rjMZg&feature=youtu.be