Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasiiro katirsan dowlada puntland oo ka hadlay Amniga bosaaso & Doon ku soo caariday xeebta bosaaso

Wasiirka Amniga Puntland  Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad  iyo sidoo kale Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta Shir jaraaid kuqabtay Xarunta Wasaarada Amniga ayaa waxa ay kahadleen  Amniga Magaalada Bosaaso iyo falalkii kadhacay , khilaafka soo kala dhaxgay Gudiga Amniga Gobolka bari iyo xaalada doonida ku soo caariday Xeebta Bosaaso gurmadka loosameeyay .

 

Ugu goreen Waxaa Goobta kahadlay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka bada Puntland Siciid Maxamed Raage , Waxaana hadalka uga dambeeyay Wasiirka Amniga Puntland  Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad.

Hoos ka dhageyso codka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...