Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO+DHEGAYSO:-Ciidamo Badan Oo Kasoo Goostay Somaliland Oo Ku Biiray Puntland

 

Ciidamo ka tirsanaa Somaliland oo ku sugnaa deegaanka Carra-weyn ee gobalka cayn ayaa si rasmi ah ugu biirey Ciidamada Puntland ee ku sugan Buuhuudle.

Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 160 Askari ayaa halka lagula wareegay waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsan maamulka Puntland oo ku sugan deegaanka Carra-weyn, kuwaasoo halkaas ka hadlay, aadna usoo dhaweeyay ciidankaas.

G/sare Cabdirsaaq Cismaan (Gar-adag) oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Puntland oo goobjoog ahaa halka lagula wareegay ciidamadaas ayaa si fiican uga wabixiyay ciidamadaas ku soo biiray Puntland.

Waxaa ciidamadadaan ku biiray Puntland ay sheegeen in sanadkii 2017 bishii 6aad ay horey ugu biireen Somaliland, hase yeeshee  2018 bisha 2aad ay ku soo biireen ciidamada Puntland, kuwaasoo si cad u sheegay in kalsoonidii ay Somaliland u qabeen ay kala noqdeen.

Abaanduulaha ciidanka daraawiishta ee gobalka cayn oo isagana halkaas ka hadlay ayaa sheegay in uu ciidankaas la wareegay, isla markaana aad u faraxsan yahay, si aad ahna ugu mahad naqayo, kaasoo halkaas uga gudbiyay salaan uu uga waday madaxda sare ee maamulka Puntland.

HOOS KA DHAGEYSO COD

 

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

—————————

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan xadhiga boqor buurmadaw iyo booliska oo ka hadlay
- Apr 20, 2018
Ciidamada amaanka soomaaliland ayaa boqor buurmadaw  ka qabtey Hotel Maansoor oo uu ku sugnaa ...
DHAGEYSO:-Qodobo laga soo saaray Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal
- Apr 19, 2018
Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay ...
VIDEO:-somaliland oo beenisey Heshiska berbera iney Somaliya wax ka saxeexdey
- Apr 19, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Q3bP45rjMZg&feature=youtu.be