Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay 9 Qof Oo Ka Ganacsanaysay Xayawaanka Diinka

 

Ciidamada amaanka maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay sagaal qof oo la sheegay in ay ku howlanaayeen ka ganacsiga xaawaanka Diinka oo sharci daro ka ah Deegaanada Somaliland.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare oo maanta Warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in la qabtay 9-qof iyo gaadiid ay wateen kuwaa oo ay sheegtay in ay ku howlanaayeen ka ganacsiga Diinka.

Waxa ay sheegtay Wasiirka in Deegaanada Somaliland mamnuuc ka tahay ka ganacsiga xayawaanaadka duur joogta sida diinka , waxa ayna tilmaantay cidii lagu qabta ka ganacsiga duur joogta in tilaabo sharci ah laga qaadayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-Mid ka mid ah ilaalada madaxweyne gaas oo bosaaso lagu dilay
- Sep 24, 2018
Kooxo hubeysan ayaa toogtay askari  ka tirsan Ciidanka Madaxtooyadda maamulka halka mid kalana uu ...
Akhriso:-Shaqo joojin lagu sameeyay Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Batroolka
- Sep 24, 2018
Wasiirka Wasaaaradda Batroolka xukuumadda Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa warqad kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa shaqadda ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo laga sugayo Ceerigaabo & odoyaasha sanaag oo fariin adag diray
- Sep 24, 2018
Xili maalmihii ugu dambeeyey masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay warbaahinta ka hor sheegeen in ...