Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHEGAYSO+SAWIRRO:-Dawladda Itoobiya Iyo Jabhadda ONLF Oo Wadahal Uu Uga Furmay Magaalada Nairobi

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ka furmay wadahadal u dhaxeeya Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF oo dagaal kula jirtay Dowlada Itoobiya .

Dowlada Kenya ayaa garwadeyn ka ah wadahadalka u furmay Jabhada ONLF iyo Dowlada Itoobiya, waxaana wadahadalka Dowlada Itoobiya ku matalaya Madaxweynaha Dowlada deegaanka iyo Generaal Gabre halka ONLF shirka ku matalayaan xubno sare oo kamid ah.

Wadahadalkan u furmay Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa diirada lagu saarayaa sidii labada dhinac heshiis u gaari lahaayeen kooxda ONLF-na u joojin laheyd dagaalka sanadaha ah ay waday.

Jabhada ONLF ayaa ka dagaalanta Soomaali Galbeed , waxa ayna kooxdan u dagaalameysaa sidii Soomaali Galbeed uga go’i laheyd dalka Itoobiya una noqon laheyd maamul madax banaan.

HOOS KA DHEGAYSO COD OO DAAWO SAWIRRO

 

 

  

  

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    WAQTIGAAN KUMA HABOONA IN XABASHI LALA HESHIIYO. SABABTOO AH “DOLADII JABAHADA TIGREEDU WAY BURBURTAY. XAALADA GUUD EE ITOOBIYANA WAYKASANTAHAY, OO KACDOON SHACAB AYAA KASOCDA?

    DHINACAKALANA ONLF KALIGEDED MA MATALIKARTO QADISYADA SOOMAALI GALBEED. OO WAA ARRIN SOOMAALIWEYN OO DHAN QUSAYSA?

    WAXAAKALEETO OO ISKA CAD KENYA DHEXDHAXAAD KAMANOQONKARTO XORIYADA SOOMAALI GALBEED IYO ITOOBIYA? OO IYADUBA DHUL AYAY SOOMAALIYA KAHAYSATAA” XORNIMO U BAAHAN?

    (UHUURANA) WAA NIN GAAL AH OO GAALADU WAYWADAJIRAAN?? TAASINA WAA KHALADKALEETO OO MA AY AHAYN IN NAIROBI LAGUQABTO? SHIRKA.

    WAXAAKALEETO OO KHALADWEYN AH MAXAA KEENAY.
    (JENARAAL GABRRE) (IYO INA ILEY CABDI- TIGREE)?? OO AH LABA NIN OO ISKU QADIYAD AH AMA TIGREEDU AY KU ADEEGATO??

    HADABA SHACABKA SOOMAALIWEYNOOW KADIGTOONAADA SHIRAAS IYO NAJIIDADA KASOOBAXDABA?

    ITOOBIYA WAY BURBURTAY SOOMAALI GALBEEDNA WAXAY KALIYA OO U BAAHANTAHAY IN AY SOO RAACDO SOOMAALIWEYN? EE AYSAN DHAGAYSAN (WAXA AY DHOODHOOBAAYAAN!! INA ILEY IYO JENARAL GABRRE??




ad

Latest News

AKHRISO:-Dawladda Fedaraalka Ah Oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Xirxiro Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Muqdisho
- Feb 18, 2018
Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Fedaraalka ah ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu kala iibsado ...
DAAWO MUUQAAL:-Diyaarad Ku Burburtay Dalka Iiraan Oo Ay Ku Dhinteen 66 Qof
- Feb 18, 2018
Lixdan iyo lix qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku ...
DHAGEYSO:-Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Oo Xiran Maalintii Labaad, Wax Ka Ogoow Sababta
- Feb 18, 2018
Waxaa maalintii labaad xiran suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana Arrintan ay ...