Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxwyne Farmaajo iyo Muuse Biixi Oo Kulan Ku Yeelanaya Jabuuti

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in ay dib ufurmayaan wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda federalka ah ee Soomaaliya.

Shire oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inuu jiro qoshe shir furitaan u ah ambaqaadka wada hadallada labada dhinac, kaas oo ka dhici doono dalka Jabuuti, ayna isku arki doonaan Muuse Biixi iyo Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Weli dowladda Soomaaliya kama hadal wada hadalladan uu wasiirku ka dhawaajiyay iyo kulan uu horey u sheegey in isaga iyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ay Addis Ababa isku arkeen.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Amina says:

    dawladda soomaaliyeed inay la hadasho madaxda soomaaliland (waqooyi galbeed)waa muhiim waana sax ,laakiin madaxweyne farmaajo inuu waqtigan la kulmo muuse biixi sax ma ahan waana gef iyo qaladweyn oo aakhirka farmaajo siyaasad ahaan eedi doono laguna dhaliili doono,ma filayo in wararka sheegaya arrintaas inay run yihiin(farmaajo iyo biixi kulankooda)-guddiyo labada dhinac ah inay is arkaan oo wax meel isla dhigaan.
    waqtiga farmaajo arki karo ,muuse biixi waa marka muuse diyaar u yahay inuusan dawladnimo ku doodeyn ,waa waqtiga loo soo daadago in shirkoodu gudaha dalka ka dhaco iyadoo guddiyo soo jilciyeen(jabuuti ama meelo kale)waa marka aan gaaro in muuse farmaajo kula kulmi karo meel soomaaliya kamid ah dheh shirka koowaad boorame kan labaad jowhar yacnii dalka hooyo guduhiisa-
    macquul iilama muuqato muuse oo calan wata oo dawlad baan ahay leh in farmaajo calankale dhinac suran doono.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan xadhiga boqor buurmadaw iyo booliska oo ka hadlay
- Apr 20, 2018
Ciidamada amaanka soomaaliland ayaa boqor buurmadaw  ka qabtey Hotel Maansoor oo uu ku sugnaa ...
DHAGEYSO:-Qodobo laga soo saaray Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal
- Apr 19, 2018
Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay ...
VIDEO:-somaliland oo beenisey Heshiska berbera iney Somaliya wax ka saxeexdey
- Apr 19, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Q3bP45rjMZg&feature=youtu.be