Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Jabuuti Oo Ay Maanta Ka Bilaabatey Ololihii Doorasho Ee Baarlamaankooda

Waxaa maanta dalka Jabuuti si toos ah uga furmay ololaha doorashooyinka Baarlamaanka dalkaasi, waxaana ku tartamaya xisbiyada isku taga aqlabiyadda madaxtooyada UMP iyo xisbiyada EDG PDD iyadoo  ay ku tartamayaan ilaa 65 xildhibaan oo kasoo bixi doonta dhamaan dalka Jabuuti oo dhan.

65-ka xildhibaan ee loo tartamayo 35-xildhiban oo ka mid ah waxa ay kasoo bixi donaan caasimadda Jabuuti halka 30-ka xildhibaan ee kalana laga soo dooran doono afarta gobol ee dalka, waxana xisbiga talada haya kula tartami doona gobolada dalka.

Ololaha doorashooyinka dalka Jabuuti ayaa waxay  socon doonaan ilaa 23-ka bishan aan ku jirno iyadoo  dadku ay u dareeri donaan goobaha codbixinta.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynihii hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday Madaxweyne Farmaajo
- Oct 20, 2018
Madaxweynihii 8aad ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday ...
DAAWO:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee somalia oo xukuno kala duwan riday
- Oct 20, 2018
Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo ...
Xal Laga Gaaray Ciidamo Xirtay Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Garoowe
- Oct 20, 2018
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan Puntland ay u ...