Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Cabdiweli Gaas Oo Isagu Yeeray Madaxda Maamul-Gobeelyada Inay Shir Ku Yeeshaan Magaalada Garoowe

Madaxda Maamul-Gobaleedyada ee ku midaysan Golaha Iskaashiga ee Maaul-gobaleedyada ayaa lagu casuumay in ay shirkoodi Labaad oo ka dhacaya magaalada Garoowe isagu yimaadaan 20-ka Bisha Maarso ee 2018.

Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga ee Maamyul-gobaleedyada ayaa qoraal uu u diray Madaxda maamul-gobaleedyada wuxuu ku casuumay inay kasoo wada qayb galaan.

Waxaa qoraalkaan lagu sheegay in golaha Iskaashiga ee maamul-gobaleedyada ay shirka Garoowe uga wada hadli doonaan arimaha ku saabsan danaha maamul-gobaleedyada iyo xaaladda guud ee uu dalka.

Waxaa tallaabada ku saabsan shirkaan la cillaamiyay ay ku soo beegmaysaa oo ay soo shaac baxday, xilli uu magaaladala Muqdisho shir mihiim ah uga socda Dawladda Fedaraalka ah iyo Madaxda maamul-gobaleedyada

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...