Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG-DEG:-Weerar Banbaano Oo Caawa Lagu Qaaday Guriga Taliyihii Hore Oo Ciidamada Hawlagelinta Nabadsugidda

Warar degdeg ah oo haatan naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in caawa weerar bambada Gacanta ah lagu qaaday Guriga uu magaalada Muqdisho ka deggan yahay Taliyihii hore ee Ciidamada Hawgilinta Nabdsugidda Maxamed Abuukar Jacfar.

Guriga Taliytihii hore ee Jacfar ayaa ku yaal agagaarka Iskuul Dhagaxtuur, kaasoo Kooxo aan heybtooda la garanayn ay ku tureen Laba Bambaano.

Si dhab ah looma oga qasaaraha dhabta ee weerarkaas geystay, hase yeeshee waxaa soo baxaya warar hordhaca oo sheegaya in ay ku dhinteen Haweenay iyo Gabar yar oo ay dhashay oo dariiqa mararay.

Ciidama ka tirsan ilaalada gurigaas ayaa weerarka kadib waxaa ay fureen rasaas badan, taasoo keentay inay halkaas ka baxsadaan raggii weerarka geystay.

Ma jiraan cid sheegatay masuuliyadda weerarkaan, hase yeeshee Alshabaab ayaa haatan bilaabay weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, kuwaasoo ay u adeegsanayaan banbada gacanta.

Warbaahinta Saadaalnews waxay idiin soo gudbin doontaa haddii eebbe idmo wixii warar ah ee kasoo kordha weerarkaan.

…..

Daahir. F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

—————————

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

 

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...