Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Waxqabadkii Uu Madaxweyne Farmaajo Sameeyay Sanad Kadib & Isbar-bardhigga Waqtigii Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Sanad ka hor loo dhaarariyay gudashada waajibaadka ka qaran ee horyaalo, kaasoo wax wayn oo la taaban karo qabtay.

Dawladda uu Hurmuudka u yahay Madaxweyne Farmaajo ayaa ku talaabsatey Guulo aad u waawayn mudadii sanadka ahayd, taasoo waxqab dhab ah la timid, marlka la barbardhiga Dawladdii ka horeysay ee uu Madaxweynaha ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.

Dhinacyada Amniga, kobaca dhaqaalaha, mushaarsiinta shaqaalaha, la dagaalanka musaqa iyo argagixisada, dib u soo celintii maamulka hawada soomaaliya, sii daynta soomaali badan oo ku jiray xabsiyada dibadaha iyo arimo kale oo badan ayaa wax laga qabtay.

 

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad
- Jul 19, 2018
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay shaacisay natiijada ...
Asmara : dhacdo quluubta caalamka soo jiidtay .
- Jul 19, 2018
Saxafiga reer ethopia Addisalem Hadigu ayaa eritrea kula kulmay labo Gabdhoood oo u dhalay ...
DAAWO:-Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Sweden
- Jul 19, 2018
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka BanaadirMudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay ...