Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Sanad-Guurada Kasoo Wareegtay Doorashada Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Maamuusay Adeeg Lacag La’aan Ah In La Fidiyo

Maanta oo ah 8-da bisha febraayo ayaa ku beegan sanad-guuradii koobaad ee kasoo wareegtay markii magaalada Muqdisho lagu doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga dareemayaa dabaal dega sanad-guuradii koobaad ee kasoo wareegtay doorashadii Madaxweyne Farmaajo, waxaana inta badan furan wadooyinka Muhiimka ah ee Muqdisho .

Waxaa Muqdisho saakay ka bilowday adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah oo lagu xusayo sanad-guuradii koobaad ee doorashada Madaxweyne Farmaajo, waxaana qeybo kamid Wadooyinka laga dhisay Teendhooyin adeeg caafimaad loogu sameenayo dadka danta yar.

Teendhooyin lagu xardhay Sawirka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu arkayaa Wadooyinka Muqdisho, waxaana teendhooyinkaasi adeeg caafimaad dadka danyarta ah ugu sameenaya Dhaqaatiir iyo kal kaaliyaal caafimaad.

Dad badan oo danyar u badan ayaa la arkayaa iyaga oo saf ugu jira sidii ay uga faa’iideesan lahaayeen adeegaan caafimaad ee lacag la’aanta ah ee maanta lagu maamuusayo sanad-guuradii koobaad ee doorashada Madaxweyne Farmaajo.

   

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdalla says:

    hanbalyo naga gudooma shacabka soomaaliyeed iyo dowladooda hor u socodka ah oo aan ku faraxsanahay guulaha ay gaartay muddo sanad ah.
    fari kama qodna ,ku dadaala dalka iyo dadkiisaba in aad hororka ka ilaalisaan taako ka mida dhulkeenana aan la boobin
    OO AY KU JIRTO DEKEDAHA, GAROOMADA,XUDUUDAHA BADDA IYO XUDUUDAHA DHULKA.
    GUULAYSTAYAAL GEEDIGA WADA.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynihii hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday Madaxweyne Farmaajo
- Oct 20, 2018
Madaxweynihii 8aad ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday ...
DAAWO:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee somalia oo xukuno kala duwan riday
- Oct 20, 2018
Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo ...
Xal Laga Gaaray Ciidamo Xirtay Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Garoowe
- Oct 20, 2018
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan Puntland ay u ...