Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka Oo Lagu Falanqeeyay Sanad-guurada Ka Soo Wareegtay Doorashadii Madaxweyne Farmaajo

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo si joogta ah uga baxa Telefishinka caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tebiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay sanadguuradii ka soo wareegtay markii uu Madaxweyne Farmaajo ku guulaystay doorashada, taasoo ku beegan maalinta Berri ah oo taariikhdu tahay  8/2/2018,

Waxaa doodda ama falaqaynta Barnaamijka Dareenka Shacabka goobjooge ka ahaa oo ka qayb qaatay Haabiil Cabdi Haybe oo ka mid ah dadka siyaasadda ka falanqooda iyo Cabdullaahi Dure oo ka mid ahaa saraakiishii hore Ciidamada C. I. D-da iyo Cabdullaahi Maxamed Aadan (Salaamullaah) oo ah Guddoomyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee UK.

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

——————————-

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynihii hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday Madaxweyne Farmaajo
- Oct 20, 2018
Madaxweynihii 8aad ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday ...
DAAWO:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee somalia oo xukuno kala duwan riday
- Oct 20, 2018
Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo ...
Xal Laga Gaaray Ciidamo Xirtay Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Garoowe
- Oct 20, 2018
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan Puntland ay u ...