Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Jubbaland Oo Soo Bandhigtay Ajaanib Shabaab ka tirsanaa

Ciidamada Ammaanka maamulka Jubbaland ayaa degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, waxa ay kusoo bandhigeen Ajaanib ka tirsan Al-Shabaab.

Ragga lasoo bandhigay ayaa u dhashay dalka Kenya, waxaana ay ka dagaallami jireen degmada Jammaame ee gobolka Jubbadda Dhexe.

Taliyaha ciidamada Ammaanka maamulka Jubbaland ee Dhoobley Heybe Axmed Cabdullaahi ayaa warbaahinta u sheegay in soo qabashadda raggaan ay sahashay ka dib xog ay keeneen Sirdoonka Jubbaland.

Waxaa uu sheegay xilligii raggaan la qabanaayay in ay kusii jeedeen dalka Kenya , halkaasi oo ay doonaayeen in ay ka geystaan Weeraro qorsheysan.

Taliyaha ayaa sheegay in ragga la qabtay ay tiradooda in ay yihiin Saddex nin, islamarkaana sharciga la marsiin doono.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    WARKAASI WAA WAR AY SOO DHOODHOOBEEN CIIDAMADA KENYA EE XOOGA KUJOOGA KISMAANYO??

    NINKAN HADLAYAANA WAA KABAQAAD (KENYA? WARKIISANA LAGUMA KALSOONAANKARO.

    KISMAANYO CIIDAMADA KENYA IYO ITOOBIYA AYAA DADKA KUXASUUQAAYA? IYAGU AJAANIBTA RUNTAA WEEYE LAAKIINSE MAGICII AYAA LOO XALAALEEYAY? AMISOM? RUNTII WAA TAARIIKH AAD U FOOLXUN? IN AY MAANTA ITOOBIYA KATALISO? KISMAANYO KENYANA AY DARIBI KADHISAYSO SOOMAALIYA BARTAMAHEEDA?

    BADDA SOOMAALIYANA AY SHIIDAAL KAQODANAYSO? SHACABKANA *DIYAARADO KUXASUUQAYSO?? SOOMAALIWEYNEY TASHO??




ad

Latest News

AKHRISO:-Dawladda Fedaraalka Ah Oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Xirxiro Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Muqdisho
- Feb 18, 2018
Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Fedaraalka ah ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu kala iibsado ...
DAAWO MUUQAAL:-Diyaarad Ku Burburtay Dalka Iiraan Oo Ay Ku Dhinteen 66 Qof
- Feb 18, 2018
Lixdan iyo lix qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku ...
DHAGEYSO:-Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Oo Xiran Maalintii Labaad, Wax Ka Ogoow Sababta
- Feb 18, 2018
Waxaa maalintii labaad xiran suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana Arrintan ay ...