Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shirka Amniga Qaranka Oo Maanta Warmurtiyeed Laga Soo Saarayo

Waxaa Maalintii labaad galay shirka Amniga Qarnka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda Dowlad Goboleedyada  dalka ka jira iyo Madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha.

Shirkaan oo shalay uu furay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa diirada lagu saarayay sidii Ciidamada dowladda ay AMISOM kala wareegi lahaayeen Amniga dalka waxyaabihii ka qabsoomay shirarki hore iyo qodobo kale.

Sidoo kale waxaa shalay shirkaas Warbixino looga dhageystay Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga sidoo kale talisyada Ciidamada iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.

Maanta ayaa la filayaa in shirkaan Amniga Qaranka la soo gaba gabeeyo isla markaana laga soo saaro Warmurtiyeed ku saabsan waxyaabihii ay ku heshiiyeen madaxda dowlada iyo kuwa Dowlad goboleedyada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Somaliland Oo Ku Dadaalaysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed
- Oct 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo ...
DHAGEYSO:- Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia & Sababta Madaxweyne Farmaajo Uga Qayb Galay
- Oct 20, 2018
Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay ...
DHAGEYSO:- Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo si durugsan u falanqeeyay daala dhaca & deg dega siyaasada arimaha dibada ee dowlada somalia
- Oct 20, 2018
Waraysigan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu ku iftiimiyey ...