Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maamulka Galmudug Oo Heshiis Dhex Dhigay Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Galgaduud

Tuulooyin hoostaga degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa horay ugu wada dagaalamay laba maleeshiyo beeleed dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa dagaalkaas soo kala dhex galay waxaana todobaadkaan degmada Balanballe taalay gogol Nabadeed oo ay ka qeyb galayeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug.

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa in shirarkii Nabadeed la soo gaba gabeeyo isla markaana Waxgarad ka socda laba beelood ay heshiis kala saxiixdaan.

 Madaxa Xukuumadda Galmudug Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shalay gelinkii dambe ee gaaray balanbale waxa uuna Maanta Goobjoog ka noqon doonaa gaba gabada heshiiska ay kala saxiixan doonaan Beelaha ku dagaalamay tuulooyin hoostaga Balanballe.

Deegaanka Oodaale oo duleedka ka ah degmada Balanballe ayay ka dahceyn dagaalada ugu badan,waxna isaga barakacay dadkii deganaa iyaga oo ka cabsi qabay in uu saameyn ku yeesho dagaalkaas.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Halkii Gabar ee Ku jirtey Barlamaanka Puntland oo shaacisay war la yaab noqday
- Jan 16, 2019
Maalinkii ugu dambeeyey ee bishii 9aad ee sanadkii dhammaaday ayaa waxaa lagu dhawaaqay xubnaha ...
Akhriso:-Wasiir Qarjab oo Digreeto Soo Saaray & halka ay ku socoto
- Jan 16, 2019
Dagaal dhanka warfidiyeenka ah ayaa ka dhex qarxay ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP iyo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay odayaasha dhaqanka ee kunool Dhoobley
- Jan 16, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa deegaanka Dhoobley kula kulmay Odayaasha dhaqanka ...