Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO VIDEO:- Maxaa Kala Qabsaday Prof. Cali Khaliif Galaydh iyo Jaaliyadda Soomaliland Ee Ku Dhaqan Minnesota ?

Prof. Cali Khaliif Galaydh  ayaa  Khudbad la yaab leh ka jeediyey  Kulan soo dhowayn ah Jaaliyada kasoo jeeda deegaanada Somaliland ee ku sugan Minnesota ay u Qabteen.

Wuxuu siwayn uga hadlay Dhibaatooyinka Qaybi oo Xukun ee lagu hayo shacabka khaatumo, Wuxuu sidoo kale ka hadlay dhaqaalle uu sheegay inay Isimada qaarkamid ah ka helaan Somaliland Iyo Wadahadalkii  Khaatumo iyo Somaliland “Khaatumo cidna marti uma Noqonayso,    mana dhaqayso Somaliland Qaybi oo Xukun, Anigu wax xil ah kama rabo Somaliland,  Waxaan maqlayey Cali Khaliif Gaadhi, Gabadh iyo Guri baa la siinayaa,   Anigoo gar Cadaawe ku jira hadii  taasi dhacdo cadaaalad maaha, “Ayuu yidhi.

Dhinaca kale wuxuu Rajjo Xumo ka muujiyey Xaalada guud ee Soomaaliya “Rajjo Soomaaliyeed waxay ka imaan kartaa  Somaliland,  Maanta Muqdisho Rajjo wanaagsan kama muuqato,  Qabiilkii iyo dhibaatadii   Waxaa inoogu darsantay Carab, oo mid kasta doonayo inuu ciidan dhisto dalkana Farageliyo ” Ayuu yidhi Cali Khaliif.

“Somaliland oo isku timaada oo salka dhulka dhigta, Waxaan qabaa Xal u noqon karto Arinta Koonfurta ” Ayuu hadalkiisa raaciyey.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Faah faahin ku saabsan xadhiga boqor buurmadaw iyo booliska oo ka hadlay
- Apr 20, 2018
Ciidamada amaanka soomaaliland ayaa boqor buurmadaw  ka qabtey Hotel Maansoor oo uu ku sugnaa ...
DHAGEYSO:-Qodobo laga soo saaray Shirkii Guddiyada Difaaca ee heer federaal
- Apr 19, 2018
Sii haya xilka gudoomiyaha golaha shacabka cabdi wali sheekh ibraahim Muudeey ayaa soo xidhay ...
VIDEO:-somaliland oo beenisey Heshiska berbera iney Somaliya wax ka saxeexdey
- Apr 19, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Q3bP45rjMZg&feature=youtu.be