Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Sheekh Umal Oo Jawaab Ka Bixiyey Been-abuur Laga Sameeyay Dhulkuu Kismaayo Ka Dhagax Dhigay

Sheekh Maxamed Cabdi UMAL oo kamid Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu Caansan ayaa ka hadlay Been Abuur laga sameeyay Dhulkii magaalada Kismaayo, Gaar ahaan Halkii uu ka dhagax dhigay Xaafada Cusub ee laga hirgelin doono, isagoo sheegay in ujeedooyin gaar ah laga leeyahay.

“Waa been Abuur dhulka Axmed Madoobe Nama siin,  Dhulkaasi waxaanu iibsanay Sanadii 2002, wakhti  hada ku dhow 15-sano ka hor ee Nalama siinin, Dadkii aanu ka iibsanay Xiligaasi, Kismaayo ayay hada Joogaan.”

“Qaar kale ayaa waxay sameeyeen Sawiro been Abuur ah, iyadoo la isku sameeyay  dad Cabanaya iyo Sawirada markii aanu dhagax dhignay, ujeedooyinkaasi oo dhan waa nooc magac dil ah “. Ayuu yidhi Sheekh M.  Cabdi Umal.

Wuxuu sidoo kale sheegay in dadka Xumaantaasi Faafinaya ay  sidoo kale sheegeen in Beel Soomaaliyeed dhulkaasi laga dhacay, iyadoo la doonayo in dadka lagu kiciyo wax aan jirin.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad
- Jul 19, 2018
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay shaacisay natiijada ...
Asmara : dhacdo quluubta caalamka soo jiidtay .
- Jul 19, 2018
Saxafiga reer ethopia Addisalem Hadigu ayaa eritrea kula kulmay labo Gabdhoood oo u dhalay ...
DAAWO:-Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Sweden
- Jul 19, 2018
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka BanaadirMudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay ...