Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Nadiifo cabdulaahi Cabdi Aarliin”Axmed madoobe xiligii uu dadka xoog ku maamuli jiray waa laga soo gudbay”

Wali waxaa magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay ka dib markii xaasaanada laga qaaday mid ka mid ah xildhibanada barlamaanka jubbaland oo hadana xabsiga la dhigay

siyaasiyiinta iyo masuulyiin horay xilaal uga soo qabtay maamulka jubbaland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay arinta Nadiifo cabdulaahi cabdi aarliin waxay ka mid tahay dadkii ka qayb qaatay aasaaskii maamulka jubbaland waxay sheegtay in xiligan laga soo gudbay in awood dadka lagu maamulo waxay si cad u sheegtay cadaadis badan oo saaran barlamanka jubbaland xiligan

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madax Dhaqameed Puntland Ka Yimid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyey Iyo Ujeedkooda
- Sep 24, 2018
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxaa lagu soo dhaweeyey madax dhaqameedka ka mid maamulka ...
MUUQAAL:-Safarka madaxweynaha DDS uu ku tagay Qabribayax & Xog kale oo badan
- Sep 24, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=gA65ENJhVUc
DHAGEYSO:-Gudoomiye Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista Lagu Sameeyey
- Sep 24, 2018
Gudoomiyihii horre ee Gobolka hiiraan Cabdulaahi axmed Maalin Sufuroow Oo Ka Hadlay Xilka Qaadista ...