Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Wasiir Dowlihii Dekedaha Puntland Oo bosaaso lagu Dhaawacay

Wasiirdowlihii wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada ee Puntland Siciid C/raxmaan ayaa maanta Bosaso lagu dhaawacay xili uu ka soo baxay Dekeda Bosaaso.

Wasiir Dowlaha ayaa u dhaawacmay Rasaas ay si kama ah ugu furay Ciidamo uu watay mid kamid ah Saraakiisha Amniga ee Gobolka Bari ku kaas oo aan la sheegin qaybta ay katirsanaayeen kadib markii ay ka Dhaawaca Wasiirdowlaha ayaa lageeyay National Hospital Bosaaso halkaas oo xaaladiisa Cafimaad lagula tacaalayo.

Majirto ilaa iyo hada wax faa faahin ah oo ka soo baxay Maamulka Pu ntland ee ku aadan sababta keentay dhaawaca Wasiirkan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...