Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xiisad siyaasadeed oo ka taagan kismaayo ka dib xadhigii loo gaystay xildhaan xasaanadii laga qaaday

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Nabad sugidda Jubbaland ay Xireen Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir) oo Xasaanadda ay ka qaadeen Xildhibaanada Jubbaland.

Xildhibaanka ayaa  ka hadlay Go’aankii Xasaanadda looga qaaday waxa uu sheegay in wadadii loo maray aanan waafaqsaneen Dastuurka Maamulka.

Waxa uu ka jawaabay waxyaabaha loo Cuksaday ee ahaa qal-qal gelinta Amniga Jubbaland iyo ku howlanaanta Warar Meel ka dhac ku ah Maamulka uu Xildhibaanka ka yahay ee Jubbaland.

Hoos ka dhageyso hadalkii uu jeediyay ka hor inta aan la xidhin 

Dhanka kale madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka jubbaland maxamuud sayid aadan ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisadan siyaasadeed ee ka dhalatay xasaanadii laga qaaday Axmed Cabdi Xasan (Axmed Taajir)

Hoos ka dhageyso codka 

SAADAALNEWS,NET 

Xafiiska kismaayo 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...