Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dadkii ku dhawacmay dab ka kacay garoowe oo muqdisho loo qaaday

Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Garowe  Xasan Goodir ayaa sheegay in dabkii ka kacay caasimada Soomaaliya uu gaystay Dhimashada 4 Qof sidoo kalana uu dhawac u gaystay dad kale oo shacab ah.

Gudoomiyaha ayaa sheegay 4 qof oo ugu culus dadkii dhawacu soo gaaray in loo qaadayo magaalada Muqdisho ee Casimada Somaaliya isagoo ku macneeyey in khasaaraha dabkaasi uu aad u cuslaa.

Gudoomiye Goodir ayaa tacsi u diray Shacabkii ay dadkoodu ku geeriyooday sidoo kalana kuwa dhawacana Alle uga baryey inuu caafimaad deg deg ah siiyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Qaramadda Midoobay oo fariin adag u soo diray barlamanka somalia
- Aug 23, 2019
Qaramadda Midoobay ayaa baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku boorisay in uu dadejiyo diyaarinta sharciga doorashooyinka ...
Ra’iisal wasaaraha itoobiya oo la kulmay xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee wadanka Biritayn
- Aug 23, 2019
Ra’iisal wasaare Dr Abiy Axmed ayaa la kulmey xoghayaha horu marinta caalamiga ah ee ...
DHAGEYSO:-Wasiir Saleeban Cali Koore Oo War Cusub Ka Sheegay Xaalada Magaalada Laascaanood
- Aug 23, 2019
Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaaliland Saleebaan Cali Koore ayaa markii ugu horaysay ka hadlay ...