Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Maxaad kala Socotaa Ujeedka ay utageen Gaalkacyo Wasiiro ka tirsan Puntland ?

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa maanta Magaalada Gaalkacyo udiray xubno katirsan Golihiisa Wasiirada.
Wasiiradan Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa kamid ah.

1-Wasiirka kaluumaysiga iyo Khayraadka bada Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi.

2- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Puntland Cabdi Wali Xirsi indhaguran.

3- Wasiirka Deegaanka iyo duurjoogta iyo dalxiiska Puntland Cali Cabdilaahi Warsame.

4-Wasiir Dowlaha Madaxtooyada iyo Xirirka Caalamiga ah Burhaan Cilmi Xirsi.

5- Wasiir Dowlaha kaluumaysiga iyo khayraadka Bada C/raxmaan Jaamac Diiriye.
Ujeedka ugu wayn ee ay Wasiiradan utageen Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa kamid ah sidii lo xalin lahaa xiisad ka dhalatay dhul ay lahayd Dowlada Puntland oo ku yaalay Magaalada Gaalkacyo oo lagu wareejiyay DFS gaar ahaan Taliyaha Ciidamada Xooga dalka .

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Dawladda Somalia oo si adag uga Hadashay Duqayn Kenya ka gaystay gudaha Dalka
- Aug 25, 2019
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ayaa si kulul uga hadashay weerarkii   Ciidamada Kenya ay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha Puntland oo si Cajiib ah markii ugu horeysay kaga hadlay Maqaanka Muqsisho
- Aug 25, 2019
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ka qeyb galay Munaasabad lagu qabtay ...
DAAWO:-Cali Maxamed Geedi Fariin Culus udiray dowlada Fadaraalka Somalia
- Aug 25, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=GUxyhmq_aqY