Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO:-Prof Anwar Maxamed Diiriye Oo Ka Warramay Heerarkii Kala Duwanaa Ee Farta Soomaaligu Ay Soo Martay

Prof Anwar Maxamed Diiyriye oo golaha1960 iyo Websayada ay wada shaqeeyaan uga gudbiyey barnaamijkan oo aad u xiisa badan xambaarsana taariikh ay dadka somaliyeed aqoon badan ka kororsayaan ahna taariikhaha ugu mudan ee aaney dadka somaliyeed marnaba ilaaweyn .

Prof Anwer wuxuu aad uga waramay taariikhii dheerayd ee uu Afka soomaligu soo maray  iyo halkii uu ka  soo bilwday. Sidoo kale wuxuu aad uga warramay dadkii wakhtiga badan geleyey iney mar uun  dadka soomalidu helaan far ay iyagu leeyihiin iyo raggii isku hawlayba.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA

Weriye Dhegood

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Farnfar says:

    Anwar professor maaha. Waa farmayeeri ama kalkaaliye caafimaad oo boogaha dhaya.

    Sharafta ayuu iska dilayaa ruuxii sheegta
    mansab ama heer uusan gaarin.

    Waa Mj. Adigu dhammeystiro wixii kale.




ad

Latest News

AKHRISO:-Dawladda Fedaraalka Ah Oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Xirxiro Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Muqdisho
- Feb 18, 2018
Wasaaradda Caafimaadka ee Dawladda Fedaraalka ah ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu kala iibsado ...
DAAWO MUUQAAL:-Diyaarad Ku Burburtay Dalka Iiraan Oo Ay Ku Dhinteen 66 Qof
- Feb 18, 2018
Lixdan iyo lix qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku ...
DHAGEYSO:-Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Oo Xiran Maalintii Labaad, Wax Ka Ogoow Sababta
- Feb 18, 2018
Waxaa maalintii labaad xiran suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana Arrintan ay ...