Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Wiil Uu Dhalay Oo Lagu Dilay Dalka Suuriya ” Diinta Ayuu Islahaa Kor U Qaad

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ee Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay wiil uu dhalay oo la sheegay in lagu dilay dalka Suuriya, kasoo ka tirsanaa Kooxda Daacish.

Waxaa uu sheegay in wiilkaasi uu dhintay, islamarkaana uu qaatay fakirka Kooxda Daacish,isagoona ka yimid Qaaradda Yurub.

Wiilka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray Xuseen Faysal , waxaana lagu dilay  duqeyn ka dhacday goob isaga iyo koox ka tirsan Daacish ay ku wada sugnaayeen,halkaas oo Diyaaradaha Syria ay ku duqeeyeen.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Hooyada u dhashay wiilkan uu u sheegay in aan dib loogu cusbooneysiin Baasaboorka Finland,maaddaama ay suuragal tahay in uu dhibaato ka geysto gudaha dalkaas

Faysal waxaa uu sheegay in Wiilkiisa uu ka baxay Dalka Finland halkaas oo uu ku dhashay,waxaana uu xusay in dowladda Finland ku wargeliyay warka soo gaaray isaga.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Cabdi Mula says:

    Kkkk Faysal Cali Waraabe isaga qudhiisa ayaa DAACISH ah sabab dheh! Sida ku xusan ereyadiisa uu bbc wareysigeedu uu ku siiyey, wuxuu aaminsan yahay in uu wiilkiisa Janada galay ka dib markuu jahaad xaq ah uu ku geeriyooday!!! Sidaas darteed, waxay isaga iyo wiilkaa argagixiyaha ISIS ahaa ka wada mid aysan yihiin fikradda kooxaha xag jira ay aaminsan yihiin! Waa caddeyn COD Duuban ah laga helay Faysal Waraabe— bal dib ugu duhur gal erayadiisa —– isagoo kalmada Ilaah kor u qaaday ayuu geeriyooday Janada ayuuna galay!!!!!!

  2. Cabdi Mula says:

    Ha la baaro Faysal waraabe




ad

Latest News

DAAWO:-Gudoomiyaha Xisbiga UCID iyo Prof Cali Khaliif oo Kulan la qaatay Baarlamanka Yurub
- Jul 18, 2018
Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng Faysal Cali Xuseen oo uu Wehelinayay Prof ...
DHAGEYSO:-Duqa Gaalkacyo oo Dhaliilay Xildhibaano Mooshin ka keenay
- Jul 18, 2018
Iyadoo dhawaan magaalada Gaalkacyo ay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ay sheegeen inay mooshin ...
MUUQAAL:-Madaxweyne farmaajo oo Khudbad Qiiro leh kaga ilmeysiiyayJaaliyada somalia ee Belgium
- Jul 18, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=oNWQgTN7uhs