Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Booqasho Uga Bilaabatay Galmudug

Salaadii duhur ee geeska africa  ayaa waxaa Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug u gudbay Madaxeeynaha Soomaaliya kaas oo saacadihii la soo dhaafay ku sugnaa Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Wefdiga madaxweyne farmaajo ayaa waxaa qeyb ka ah Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo Xubno ka tirsan labada Gole ee dowladda Soomaaliya.

Boqolaal ka mid ah Shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn u soo dhaweeyay Madaxweyne Farmaajo,waxa uuna la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-khasaare xoogan oo ka dhashay dagaal ka dhacay magaalada Dararweyne
- Jan 21, 2018
Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ...
DAAWO SAWIRADA:-Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo taageeray Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Makhaayada Beach View ee Xeebta Liido  waxaa ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo booqday jaamacaha ku yaala caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ...