Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Dagaal laga cabsi qabo in uu dhexmaro somaliland iyo putland abaabulkii ugu danbeeyay oo socda

Puntland iyo Soomaaliland ayaa ciidamadii ugu badnaa kusoo daabulay gobalka Sool gaar’ahaan duleedka tuulada Tukaraq oo ay xiisad dagaal ka qaraxday 08-Janaayo-2018 markii ay halkaas iska hor-imaad kooban kula wareegeen ciidamada Soomaaliland

Tukaraq oo horay u ahayd saldhiga u weyn ee Puntland ku leedahay gobalka Sool ayaa tan iyo markii ay la wareegtay Soomaaliland waxaa ka aloosnaa xiisadii ugu cuslayd, Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa ku dhaawaqay dagaal ay Puntland isaga difaacayso wuxuu ugu yeeray duulaanka Hargeysa, sidoo kale maamulka Soomaaliland ayaa sheegay inay gaarayaan xaduudkooda oo ay u arkaan inay tahay meel aan sidaa uga fogeyn caasimada Puntland ee Garowe, waxayna tan iyo xiligaas labada dhanba boqolaal ciidana oo si aada u hubaysan ku daabulaayeen degaanadaas.

Wararka aan ka helayno jiidaha ay isku hor fadhiyaan labada dhan ayaa sheegaya inay ciidamadu isku muuqdaan xili walbana la filan karo dagaal ka qarxa degaanadaas.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Mohamad Aden says:

    ilaahay ha kala qaboojiyo,wadahadalna arinka ha Laguna dhameeyo,hana LA ixtiraamo rabitaanka dadka deegaanka Laguna dagaalamayo mahadsanidin.

  2. ali says:

    Garoowe aya la rabaa in sida Gaalkacyo oo kale laga dhigo

  3. abdirahman abdullahi says:

    asc kan ali labaxay manoolyahay xanuunkii.somali ilahay ka dul qaaday.yuuasan.kudlin.alow.kkkk.




ad

Latest News

DHAGEYSO:-:-Kal-Fadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Oo Furmay & Arimaha Looga Hadli Doono
- Oct 15, 2018
Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare ayaa si rasmi ah u furmay iyadoo  munaasabadda furitaanka ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somalia oo ku guuleystay heshiisiinta Maliishiyo beeleedyadii Marko ku dagaalamayay
- Oct 15, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=A0eNyPug_XA
DHAGEYSO:-Taliska CXD Oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Deeynuunaay
- Oct 15, 2018
Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Deeynuunaay oo Magalada Baydhabo u jira 26km,waxaana ...