Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xildhibaano kasoo jeedda Galmudug oo Raaligalin ka bixiyey Mudaharaad looga soo horjeeday Madaxweynaha Soomaaliya

Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka dawlada federalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG,ah ee Galmudug kuwaas oo hordhac u ah wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaanada ayaa raagalin ka bixiyey Mudaharaad ka dhacay magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo ee Galmudug ay maamusho waxaana ay sheegeen inay ragalin ka bixiyeen arintaas ayna u diyaar garobeen soo dhawaynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdiga uu hogaaminayo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-khasaare xoogan oo ka dhashay dagaal ka dhacay magaalada Dararweyne
- Jan 21, 2018
Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ...
DAAWO SAWIRADA:-Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo taageeray Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Makhaayada Beach View ee Xeebta Liido  waxaa ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo booqday jaamacaha ku yaala caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ...