Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dagaal ka dhacay gobolka gedo

Dagaal kala shaki ka dhashay ayaa Ciidanka Dowladda iyo koox ka tirsan Ciidamda Kenya waxa uu ku dhexmaray Gobolka Gedo, sida ay warbaahinta  sheegeen saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee Gobolkaasi.

Xuseen Deyr Cadaawe oo ka tirsan saraakiisha Ciidamada xoogga dalka sheegay in dagaalka uu ku geeryooday Gaashaanle Dhexe Maxamed Aadan Yuusuf (Ilka Case) oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee ku sugan Gobolka Gedo, wuxuu kaloo inoo sheegay in saraakiil Kenya ka tirsan ay la xiriireen, balse ay iska fogooyeen in wax lug ah ay ku lahaayeen falkan.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    GAARISA IYO WAJEER WAA IN AY JOOJIYAAN CIIDAMADA KENYA OO AY SOO SAHAYAYAAN??

    KADIBNA LAGUSOO WEERARAAYO DALKA SOOMAALIYA?
    GAARISSA WAA IN AY NOQOTAA MAGAALA SOOMAALIYEED OO AYKA QAYBQAADATO DIFAACA DALKA??

    AMA WAA IN AY NOQOTO MAGAALO GUMAYSIGA KENYA AY LEEDAHAY?? OO AY SOOMAALIYA KAGA SOO DUULAAN?? ISKUMA HELIKARTID (SOOMAALINIMO IYO KENYAATINIMO?

    WAJEERNA WAA LA MID? LABADA DHINAC MID RAACDO??

    LABA WAJIILENIMO? WAA IN AY SOOMAALIYA KADHAMAATO?? MACQUUL MANOQONKARTO”” IN MAALINKASTA SOOMAALIYA LAGA SOO WEERARO/
    GAARISSA IYO WAJEER? WAA IN MAS’UULIYADA AY QAATAAN WIXII DHIBAATO AH OO HALKAAS KADHACA AMA WAA IN AYSAN U OGALAAN (CIIDAMADA) KENYA IN AY MAGAALO SOOMAALIYEED KAWEERARIN MAGAALO KALEETO OO SOOMAALIYEED?

  2. c/qani says:

    WAA IN SI DEG DEG AH LOO XIRRO (SALDHIGYADA) CIIDAN EE KENYA KULEEDAHAY (GUDAHA SOOMAALIYA IYO GOBOLKA NFD) CIDKASTA OO LASHAQAYSA CIIDAMADA KENYA OO SHACABKA SOOMAALIYEED XASUUQAAYA?

    IN AY SIBUUXDA MAS’UULIYADA U QAADAYAAN??
    SOOMAALIYA IYO KENYA WAA LABO DAL MAXAA ISKU DHEXQASAY?? GUMAYSI NIN RAACAY WAA LAMID?




ad

Latest News

MUUQAAL:-Golaha Wasiirada Somaliland Oo Ansixiyey Miisaan-yada Xukuumada Ee Sanadka 2019
- Dec 18, 2018
Golaha wasiirada Somaliland ayaa fadhi ay iskugu yimadeen waxaa ay ku ansixiyeen miisaan-yada xukuumada ...
MUUQAAL:-Korneyl Caare Oo Sheegay In Jabhadiisa Uu Mushaharkii U Bilaabay
- Dec 18, 2018
Korneyl Caare   oo maanta warbaahinta kula Hadley  meel u dhaw magaalada Qardho ayaa waxaa ...
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva iyo duqa magaalada Bristol
- Dec 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng; Yariisoow) ayaa la ...