Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowlada hoose ee garoowe oo sameysay Calaamadin guryo iyo gooba ganacsi ooo si sharcidaro

Xoghayaha Dawlada hoose ee garoowe Maxamuud Xaaji Guray oo Maanta wariyaasha kula hadlayay xafiiskiisa ayaa sheegay in dawlada hoose ee garoowe ay sameysay Calaamadin guryo iyo gooba ganacsi ooo si sharcidaro ah looga dhistay laamiga hareeerihiisa gar ahaan wada Dr Jimcaale ee ku taal xaafada Kowada OUGOST

Xoghayaha wuxuu sheeegay in goobaha dadkiilaha ay u qabteen mudda dhan shan cisho wixii ka danbeeyana ay tilaabo ka qaadidoonana wuxuu shegay inay uga goleeyihiin hagaajinta bilicda garoowe waa sida uu hadalka u dhigaye ,
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Muxaadarada Sheekh Keenyaawi & arimaha uu uga hadlay
- Jan 18, 2019
https://www.youtube.com/watch?v=Yto6Tp3dBNA&feature=youtu.be
DAAWO SAWIRRO:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo Kula Kulmay Shacabka KGS
- Jan 18, 2019
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Maanta ka Jeediyay Masaajidka Madaxtooyadda ...
Guddoomiyihii Dhalinyarada Degmada Hodan Oo La Dilay
- Jan 18, 2019
Koox hubeysan ayaa waxa ay rasaas ku fureen Guddoomiyihii Dhalinyarada degmada Hodan,xilli uu kasoo ...