Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Khudbadii madaxweyne faraamjo uu shacabka bosaaso u jeediyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Wafdiga madaxweynaha safarka ku wehlinaya waxaa ka mid ah madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan Golayaasha kala Duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.

Hoos ka dhageyso codka madaxweynaha soomaaliya iyo masuuliyiinta puntland ay shacabka bosaaso kula hadleen.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DAAWO SAWIRADA:-Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo taageeray Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Makhaayada Beach View ee Xeebta Liido  waxaa ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo booqday jaamacaha ku yaala caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ...
DHAGEYSO:- Axmed yuusuf yaasiin”madax dhaqameedka Somaliland waa in xeer cusub loo sameeyo siyaasadii dalka ayaay ku dhex jiraan”
- Jan 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland axmed yuusuf yaasiin ayaa si adag uga hadlay ...