Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Xildhibaanada Hirshabeelle “madaxweyne waare waxa uu ka gaabiyay hogaaminta Maamulka Hirshabelle

Qaar ka tirsan Xildhibaanada Hir-shabeelle ayaa ku kala qaybsamay Safarka madaxwetynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu ku joogo Magaalada Muqdoisho, Xildhibaanada qaar ayaa sheegaya in uu madaxweynah ka gaabiyay socodsiinta siyaasada maamulka hirshabelle .

Xildhibaan Cabduqaadir Faarax Shuuteele oo Ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa ka hadlay arintaas

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweyne gaas”imaaraadka in aan tageerno danta soomaali oo dhan ayaa ku jirta”
- Apr 19, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas  ayaa magaalada bosaaso waxaa loogu sameeyay kulan lagu soo ...
DHAGEYSO:-Wasiirka Amniga oo Su’aalo Lagu weydiyay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya
- Apr 19, 2018
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa golaha wasiirka lagu weydiiyay su'aalo ku saabsan amaanka caasimada waxaana ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Shirka Gollaha Wasiiradda Soomaaliya oo lagu Ansxiyay Tubta Arrimaha Bulshadda iyo Xeer Mamnuucya Jarida Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha.
- Apr 19, 2018
Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...