Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyey deegaanka Waaciye ee Gobolka karkaar

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u safra magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolak Bari,isagoo ka amba baxay magaalada Qardho o oay xalay  ku hoyden.

Safarka madaxweynaha oo ah mid dhanka lugta ah waxaa ku weliya madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas,wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan golayaasha kala Duywan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland.

Wuxuu goor dhow booqday madaxweynuhu deegaan lagu magacaabo Waaciye oo katirsan Gobolka karkaar,halkaasi oo siweyn logu soo dhaweeyey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalak Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa la kulmay qeybaha kaladuwan ee bulshada iyo waxgaradka deegaankaasi,isago ouga mahadceliyay sida wanaasgan oo ay u soo dhaweeyeen.

Wuxuu madaxweynuhu dhageystay warbixin ku saabsan nolosha bulshada ku dhaqan deegaankaasi,inta uu safarkiisa dhanka dhulka ah uu ku jirana madaxweynuhu wuxuu la kulmayaa qeybaha bulshada ee kunool deegaanada ku yaala inta u dhexeysa magaalooyinka Qardho iyo Boosaaso.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-:-Kal-Fadhiga 4aad Ee Aqalka Sare Oo Furmay & Arimaha Looga Hadli Doono
- Oct 15, 2018
Kalfadhiga 4aad ee Aqalka Sare ayaa si rasmi ah u furmay iyadoo  munaasabadda furitaanka ...
MUUQAAL:-Madaxweynaha Somalia oo ku guuleystay heshiisiinta Maliishiyo beeleedyadii Marko ku dagaalamayay
- Oct 15, 2018
  https://www.youtube.com/watch?v=A0eNyPug_XA
DHAGEYSO:-Taliska CXD Oo War Ka Soo Saaray Weerarkii Deeynuunaay
- Oct 15, 2018
Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday deegaanka Deeynuunaay oo Magalada Baydhabo u jira 26km,waxaana ...