Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wadda Hadaladii Soomaaliya iyo Somaliland oo la codasay in dib loo furo

Suldaan Siciid Diiriye oo kamid ah waxgaradka kasoo jeedda Soomaaliland oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Heshiiskii Horay ukala saxiixdeen Soomaliland iyo Soomaaliya.

Siciid ayaa sheegay inay dawlada Federalka Soomaaliya ay ka baxday Heshiiskii Dalka Turkiga ay kukala saxiixdeen Somalia iyo Somaliland kaas oo qodabdii uu dhigayey ay kamid ahayd In hawdda Soomaaliya gudi loo saaro kaas oo ka Taliya qaabka loo maamulayo iyadoo horay loogu heshiiyey in fadhigoodu uu noqdo  Hargaysa Balse dawladu iyadu maamushay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii shahaadiga ahaa ee fasalka 12aad
- Jul 19, 2018
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxa ay shaacisay natiijada ...
Asmara : dhacdo quluubta caalamka soo jiidtay .
- Jul 19, 2018
Saxafiga reer ethopia Addisalem Hadigu ayaa eritrea kula kulmay labo Gabdhoood oo u dhalay ...
DAAWO:-Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Sweden
- Jul 19, 2018
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka BanaadirMudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay ...