Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Soo dhawaynta wafdiga madaxweynaha soomaaliya iyo magaalooyinka bosaaso iyo carmo

madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdulaahi faraamjo ayaa ka soo anba baxay magaalada qardho ee xarunta gobolka karkaar uu xalay ku sugna madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ku soo wajahan magaalada carmo halkaas uu shacabka kula hadli doono wuxuuna uga soo gudbi doona magaalada bosaaso oo xiligan shacabku ay isoogu soo baxeen barxada wayn ee isgoyska gaaca halkas oo ay ku sugayaan wafdiga madaxweynaha

 

Madaxweynaha waxa uu xarigavka jarayaa wada iskuxiraysa kalbeer iyo caluula

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynihii hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday Madaxweyne Farmaajo
- Oct 20, 2018
Madaxweynihii 8aad ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday ...
DAAWO:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee somalia oo xukuno kala duwan riday
- Oct 20, 2018
Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo ...
Xal Laga Gaaray Ciidamo Xirtay Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Garoowe
- Oct 20, 2018
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan Puntland ay u ...