Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Xisbiga Wadajjir oo Gudbiyay Dacwad ka dhan ah Agaasimaha Madaxtooyada iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka.

Xisbiga Wadajir ayaa soo bandhigay Magacyada Taliyayaasha iyo Saraakiishii ka danbeysay Weerarka 17-kii December lagu qaaday Xarunta Xisbiga oo ku taala Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Kamaal Daahir Guutaale oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney maanta gudbiyeen Dacwad ka dhan ah Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo ay ku eedeeyeen inuu fududeeyay Weerarkii lagu soo qabtay Siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur Warsame

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-khasaare xoogan oo ka dhashay dagaal ka dhacay magaalada Dararweyne
- Jan 21, 2018
Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ...
DAAWO SAWIRADA:-Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo taageeray Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Makhaayada Beach View ee Xeebta Liido  waxaa ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo booqday jaamacaha ku yaala caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ...