Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-C/raxman faroole “Gaas somaliland iska celin karo waa nin dadka iska iibiya”

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Idman says:

    Faroole federalka loo diray ee
    Muxuu madaxweynaha puntland mudane Abdiweli gaas ugu dabo waashay? Faroole kubadda dhulka dhig cabdiweli Usagaa puntland ka taliya adna odayaasha puntland baad ka mid tahay. Idoor waa layska celin ee warka jooji. Oday see weeye, oday xanaaqsan basd u eg tahay. viva puntland.

  2. maxamed sulub says:

    waxan umaleynaya mr.farole in dhanka maskaxda wax kaga dheceen,sida muqata Duq farole wa low low xiligan,sanetar aya laga dhigay maxa kamaqan xiligan? puntland waxa xilkeda haya Dr.Gaas shaqada hader asaga aya haya farole Akhlada aya kaxun.

  3. Dablariday says:

    Odaygan Faroole si baa wax ka yihiin, meesha Growe waxay ku noqon doontaa tuuladii ay ahaan jirtay, waayo Faroole hadduu mooday in marka Reer SSC ka tagaan, reer Bariga xanaaqasni ka tagaan ay Growe sidan sii ahaanayso waa khalad weyn uu Fahmay!!…..




ad

Latest News

DHAGEYSO:-khasaare xoogan oo ka dhashay dagaal ka dhacay magaalada Dararweyne
- Jan 21, 2018
Iska hor imaad xoog badan ayaa magaalada Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ...
DAAWO SAWIRADA:-Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo taageeray Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Makhaayada Beach View ee Xeebta Liido  waxaa ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo booqday jaamacaha ku yaala caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ...