Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- Saleeban Maxamuud Aadan”somaliland weerar qaawan ayaa lagu soo waaday jawaab culus ayaan bixin doona mar dhaw”

Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay iskugu  yimadeen fadhi deg deg ah isla markaana aan caadi aheyn , kaas oo yimid xili goluhu uu fasax ku jiro

Xildhibaanada iyo shir gudoonka golahaasi ayaa waxaa ay fadhigoodan aan caadiga aheyn kaga hadleen arimaha ka soo kordhay deegaanka tukaraq waxaana gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu xildhibaanada u sheegay in weerar lagu soo qaadey Somaliland oo dawlada Soomaaliya  ay xaalad dagaal ka abuurtey deeganada Bariga

Hoos ka dhageyso gudoomiyaha golaha guuritda somaliland Saleeban Maxamuud Aadan

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Nasra says:

    War naga Aamus xuduud beel saleeybaan gaalkii jaamacadq gaheeyr ka shaqeeyn jiray miyaa canshuurtii shacabka soomaaliyeey ayaa wax lagu soo baray sunka qaad.




ad

Latest News

DAAWO SAWIRADA:-Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka Mudulood oo taageeray Gudoomiyaha cusub ee gobolka banaadir
- Jan 21, 2018
Makhaayada Beach View ee Xeebta Liido  waxaa ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu soo ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliya oo booqday jaamacaha ku yaala caabudwaaq
- Jan 21, 2018
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somalia oo Maanta Munaasabad kaga qayb galay Xarunta Jaamacadda Umadda Faraceeda Caabudwaaq ayaa ...
DHAGEYSO:- Axmed yuusuf yaasiin”madax dhaqameedka Somaliland waa in xeer cusub loo sameeyo siyaasadii dalka ayaay ku dhex jiraan”
- Jan 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland axmed yuusuf yaasiin ayaa si adag uga hadlay ...