Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Maxaa Ka soo baxay kulan dhexmaray Madaxda Al-Shabaab iyo Odayaasha Beesha Abgaal ee Aadan Yabaal?

Shir  ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan kooxda alshabaab  iyo waxgaradka odayaasha dhaqanka beesha Abgaal ayaa lagusoo gaba gabeeyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe.

Kulanka waxaa si aan la shaacinin u soo abaabulay madaxda kooxda  waxaa  diiradda lagu saarayay kaalinta Beesha Abgaal Cusmaan ay ku leedahay arimo badan oo xiligan ka jira soomaaliya

Mas’uuliyiin Katirsan AL-Shabaab oo gaba gabada kulanka warbaahinta lahadlay

Hoos ka dhageyso codka

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Xildhibaan Hani”Dilkii Gabadhii Ardayada ma ahan waxaan qaadan karno”
- Sep 22, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=wN4HAxDmCtM
MUUQAAL:-Xildhibaan Warfaa”Ma aqbaleyno in dadka la kala hayb sooco sharci ayaana ka soo saari doonaa”
- Sep 22, 2018
https://www.youtube.com/watch?v=Z42lGaIQ2Ew
MUUQAAL:-Taliska Booliska oo soo bandhigay dad loo soo qabtay Dilalkii Muqdisho ka dhacay
- Sep 22, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa waxa uu ka hadlay ...