Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Maxamuud axmed nuur tarsan oo sheegay hadal cajiib ah”puntland waxay hormar ku gaadhay waa hal arin”

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo kamid ah wafdiga la socda madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka hadlay hormarka ka socday magaalada Garowe ee caasumada dawlada Puntland.

Tarsan  ayaa sheegay inay labo arimood ay hormar ku gaareen shacabka deegaanada Puntland kuwaas oo kala ah inay yihiin dad waxbarashada heer wanaasan ka gaaray iyo sidoo kale Nabad galyada ay ka dhigteen deegaanadooda.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Somaliland Oo Ku Dadaalaysa Iney Hesho Aqoonsi Daleed
- Oct 20, 2018
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa hadlay arrimo ...
DHAGEYSO:- Fallanqeyn Ku Saabsan Shirkii Golaha Wasiirrada Somalia & Sababta Madaxweyne Farmaajo Uga Qayb Galay
- Oct 20, 2018
Madaxda dowladda federaalka ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa hadallo kale duwan ka jeedisay ...
DHAGEYSO:- Aqoonyahan faysal cabdi rooble oo si durugsan u falanqeeyay daala dhaca & deg dega siyaasada arimaha dibada ee dowlada somalia
- Oct 20, 2018
Waraysigan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu ku iftiimiyey ...