DHAGEYSO:-Baaq nabadeed oo ku socda madaxda puntland iyo somaliland
Suldaan Saciid Diiriye oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda Somaliland ayaa Somaliland iyo Puntland ugu baaqay iney wada hadal ku dhameeyaan qilaafkooda ka dib xiisad coladeed oo ka soo cusboonatay kastamka tukaraq oo labada dhinac ay sheegayaan in midba midka kale in uu maamulo
Hoos ka dhageyso baaqa ku socda madaxda puntland iyo somaliland
Loading...