Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRADA:-Madaxweynaha farmaajo iyo boqor burhaan boqor muuse oo wada kulmay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan.

Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Safarakan ayaa Noqonaya mid Taariikhi ah oo uu safar dhulka ah uu kun yimaado Madaxawwynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Magaalada Qardho

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Madaxweynihii hore Ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday Madaxweyne Farmaajo
- Oct 20, 2018
Madaxweynihii 8aad ee JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wax laga weydiiyay talaabooyin uu qaaday ...
DAAWO:-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee somalia oo xukuno kala duwan riday
- Oct 20, 2018
Xasan Geedi Cabdulle iyo Maslax Maxamuud Cali ayaa si wada jir ah loogu soo ...
Xal Laga Gaaray Ciidamo Xirtay Mid Ka Mid Ah Wadooyinka Garoowe
- Oct 20, 2018
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamo Gadoodsan oo ka tirsan Puntland ay u ...